Category Archive : Warka

Wasaarada deegaanka Puntland, Hay’adda Wadooyinka iyo GIZ oo ka wada hadlay Saamaynta Deegaanka ee dhismaha wadada Gaalkacyo iyo Garoowe.

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      June 8, 2016

Waxaa maanta xafiiska Wasiirka wasaarada Deegaanka ee dawlada Puntland ka dhacay shir looga hadlayey saamaynta deegaanka uu ku yeelanayo Mashruuca dib loogu dhisayo wadada u dhaxaysa Gaaalkacyo Iyo Garoowe waxaana shirkaas oo uu shir gudoominayey Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo…… Read More »

Wasaarada Deegaanka, Midowga Yurub, ADESO iyo CARE oo kormeer ku tagay deegaano katirsan Sool, Nugaal Iyo Mudug lana kulmay madaxweyne kuxigeenka Puntland.

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      May 20, 2016

Wafti balaaran oo uu hogaaminayey Wasiir kuxigeenka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Mudane, Faarax Cali Cabdi oo ay kamid ahaayeen madax ka socotay midowga Yurub iyo hay’adaha bahwadaagta la ah wasaarada kalana shaqeeya arimaha deegaanka sida CARE iyo ADESO…… Read More »

Shirweynihii todobaad ee Gudiga-Haga Mashruuca “Deegaanku Waa Noloshaada” oo lagu qabtay Garoowe.

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      April 26, 2016

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa martigelisay shirweynihii Todobaad ee gudiga haga mashruuca “Deegaanku Waa Noloshaada” kaasoo ka dhacay xarunta dhexe ee wasaarada waxaana shirkan shirgudoominayey wasiirka Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland Dr. Cali…… Read More »

Tababar ku saabsan diyaarinta Mashaariicda iyo Qorista warbixinaha sare oo usoo gabagaboobay shaqaalaha Wasaarada Deegaanka DPL.

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      March 5, 2016

Tababar ku saabsan diyaarinta, qorista iyo isku dubaridka mashaariicaha iyo diyaarinta warbixinaha maqaamka sare leh ayaa usoo gabagaboobey shaqaalaha xarunta dhexe ee Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ee soomaaliyeed, tababarkaan ayaa looga gol-lahaa in kor loogu qaado aqoonta…… Read More »

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Deegaanka Puntland oo booqday Degmada Taleex ee gobolka Sool.

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      February 17, 2016

Wafti balaaran oo uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayna kamidyihiin wasiir kuxigeenka wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Gudoomiyaha gobolka Sool, saraakiil ka tirsan hay’adda ADESO iyo madax kale ayaa…… Read More »