Category Archive : Dhacdoyinka

Qorshaha iyo Hannaanka Maareynta & Badqabka Deegaanka (QQMMD)-Meeladen.

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      April 25, 2017

Qorshaha iyo Hannaanka Maareynta & Badqabka  Deegaanka (QQMMD)-Meeladen  Wasaarada Degaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska iyadoo Taakulayn dhaqaale ka helaysa Baanka Aduunka waxa ay hirgelinaysaa mashruuc la yiraahdo”Mashruuca Biyaha ee Hormarinta Habnololeedka Xoolodhaqatada iyo Beeralayda” Ujeedada mashruuca ayaa ah in kor loo…… Read More »

WASAARADA DEEGAANKA PUNTLAND OO NAIROBI KUSOO BANDHIGTAY QORSHAHEEDA HORMARINTA 2017-2022

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      March 2, 2017

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland ayaa Magaalada Nairobi kusoo bandhigtay qorshaha hormarinta wasaarada ee shanta sano (2017-2022) Waxaana qorshahaan oo ay mudooyinkii ugu danbaysay Wasaaradu ku mashquulsanayd lagu soo bandhigay shirwayne caalami ah oo ay Wasaaradu soo qaban qaabisay…… Read More »

Wasaarada Deegaanka oo daahfurtay Mashruuca Hormarinta xoolo-dhaqato beeralayda Puntland

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      February 18, 2017

Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ayaa maanta Daahfurtay Mashruuc cusub oo lagu hormarinayo laguna daryeelayo Xoolo-dhaqatada iyo beeralayda Puntland kaas oo loogu talagalay in looga badbaado biyo yarida imika Puntland kajirta, furitaankii mashruucaan oo lagu qabtay xarunta dhexe…… Read More »

WASAARADA DEEGAANKA PUNTLAND IYO XAFIISKA RA’IISUL WASAARAHA SOOMAALIYA OO DAAHFURAY MASHRUUCA XOG-ISGAARSIINTA ISBEDELKA CIMILADA

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      February 5, 2017

Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u qaabilsan arimaha Deegaanka iyo Wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ayaa si wadajir ah u daahfuray Mashruuc cusub oo loogu talagalay in lagu uruuriyo islamarkaasna la isku gaarsiiyo xogta isbedelka Cimiladu saamaynta uu ku…… Read More »

Wasaarada Deegaanka Dawlada Puntland oo tababar u furtay gudiyada Ilaalinta deegaanka ee Degmooyinka Bandarbeyla, Qardho iyo Dangorayo.

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      October 22, 2016

Waxaa maanta xarunta dhexe ee wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska dawlada Puntland ka furmay tababar loo qabtay gudiyada Ilaalinta deegaanka ee degmooyinka Bandarbeyla, Qardho iyo Dangorayo waxaana tababarkani uu ku saabsanaa sida looga gaashaanto isbedelka cimilada, qaabka looga faa’iidaysto biyaha…… Read More »

Wasaarada Deegaanka Puntland iyo hay’adda SWALIM oo kawada hadlay qorshe u samaynta Isticmaalka biyaha iyo Dhulka Puntland.

       Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka      September 20, 2016

Wasiirka wasaarada Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wafti sare oo kasocda xafiiska hay’adda sugnaanta iyo cuntada u qaabilsan qaramada midoobey laanteeda kaydinta macluumaadka biyaha iyo Dhulka FOA/SWALIM waftigaas oo uu hogaaminayey…… Read More »