Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka

Qorshaha iyo Hannaanka Maareynta & Badqabka Deegaanka (QQMMD)-Meeladen.

April 25, 2017 at 6:43 am By

Qorshaha iyo Hannaanka Maareynta & Badqabka  Deegaanka (QQMMD)-Meeladen

 Wasaarada Degaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska iyadoo Taakulayn dhaqaale ka helaysa Baanka Aduunka waxa ay hirgelinaysaa mashruuc la yiraahdo”Mashruuca Biyaha ee Hormarinta Habnololeedka Xoolodhaqatada iyo Beeralayda” Ujeedada mashruuca ayaa ah in kor loo qaado helista adeega biyaha iyo heerka aqooneed ee maamulista ilaha biyaha, kor u qaadista awooda dawladda ee  hirgelinta mashaariic yar-yar oo dhanka biyaha oo laga fulinayo Qaybo kamid ah dhulka oomanaha ah ee kuyaal Puntland. Mashruuca wuxuu ku salaysanyahay  3 dan qaybood ee soo socda:

Qaybta 1aad: Horumarinta farsamada casriga ah (Technology) ee aan laga faa’iidaysan  ee Waraabka Xooladhaqatada iyo Beeralayda  .

Biyaha toga (Wadi) ee laga heli karo meelaha mashruuca waxaa ay Muhiim u noqon doonaan Xoolo-Beeraleyda iyo Xoola dhaqatada siiba waqtiga abaarta oo ay dhamaadaan biyaha goobaha kaydka sida berkadaha, balliyada IWM.

Hirgelinta hanaankan lagu kaydiyo biyaha togaga Sida Biyo Xireenadda waxay kor u qaadayaan mugga biyaha Toggu kaydin karo taas  oo lagu daboolo baahida biyaha Guryaha, Xoolaha iyo Beeraha xilliyada abaarta. Biyo xireenadu waxay kaydiyaan Biyaha kusoo dhacaya togga xilli roobaadka.

Xayndaabka darbiga biyaxireenka badanaa waxaa agtiisa laga qodaa ceelasha gaa-gaaban kuwaas oo noqda biyo-kaydiye looga faa’ideysan karo biyo gaarsiinta dadka iyo duunyada ba.

Qaybtan waxay maal galinisaa horumarinta Tignoolojiyadda Biyo Xidheenadda iyo kaabayaasha fududeeya isticmaalkooda sida kaagag laga cabo, ceel gacmeedyo, darka xoolaha iyo haamaha biyaha).

Shaqadan waxa loodoortay in laga qabto afar goobood oo ka mid ah Putnland, iyada oo la isticmaalayo hannaan tayaysan oo laysla qaatay lana adeegsanayo awoodda iyo khibrada shaqaalaha. Goobkasta waxa laga hirgaliniyaa Tababaro ku saabsan Qaab dhismeedyada biyo xidheenada iyo hababka looga heli karo Biyo tayo iyo tiro leh leh oo  haqab tiri kara baahida dadka ah, beeraaha iyo Waraabka xoolaha.

Qaybta 2aad: Kobcinta Awoodda Dalwada iyo awood siinta Bulshada.

Qaybtan waxa ay maalgelinisaa tababarida iyo taageerida farsamo ee:

(i)kor u qaadista adeegyada Wasaaradduhu bixiyaan iyo maamul baahinta fidinta beeraha iyo deegaanka (Extension staff).

(ii) awood siinta bulshada si ay u maareeyaan kheyraadka biyaha ee heer Degno/tuulo, taas oo waafaqsan habka horumarinta reer miyiga iyo in la helo qaab muujinaya sida ay biyaha, daaqa, xoolaha iyo waxsoosaarka beeraha, caafimaadka bulshada iyo ka hortaga khilaafaadka  ay isugu dhafan yihiin hab nololeedka ree miyiga.

Qaybtani  waxay ka koobantahay laba qaybood oo hoose:

2.1) Taageerida dawladda heer maamul dhexe iyo dawladdaha hoose:

Qaybtani Waxay maalgelinisaa tababaro loo qabanayo shaqaalaha dawladda ee heerarka kala duwan kuwaas oo si toosa ula xidhiidha marxaladaha adeeg gudbinta(Wasaaraddaha la xiriira iyo meelaha qaar dowladdaha hoose ay dhisan yihiin) si loo xoojiyo Wada shaqaynta iyo in adeega loo gudbiyo bushlada.Tababaradda iyo kormeerka waxay ka koobnaan doonaan sadex qaybood oo muhiim u ah horumarinta xirfaddaha:

–       Farsamo (Technical)

–       maamulka, iyo

–       wacyigalinta bulshada.

Qaybta 2.2 Maareynta Bulshadu Gundhigga U tahay:

Qaybtan waxaa ay maalgelinaysaa hirgelinta iyo kobcinta hay’adaha/ururada bulshada (Kooxaha Haweenka, iskaashatada biyaha iyo Hay’adaha Maareeya Deegaanka), si ay u maareeyaan biyaha iyo khayraadka dabiiciga ah ee ku hareeraysan oo dhul-daaqsimeedku ka mid yahay.

Qaybta 3-aad: Maareynta mashruuca, dabagalka iyo qiimayntiisa.

Wasaarada Degaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska (MOEWT) waxa ay samaysey/hirgelisay kooxda Isku xirka mashruuca iyo gudi heer-wasaaradeed oo qaabilsan hagista mashruuca.

Qaybtani waxa ay gacan ka geysanaysaa:

i)                    Kordhinta kharashka adeega loo sameeyo shaqaalaha Wasaaradda si loo helo maarayn/maamul iyo xirfadaha iyo aqoonta ay tahay in ay geliyaan  cida mashruuca khusayso sida wasaaraddaha, waaxaha iyo hay’adaha dawliga ah, (biyaha, beeraha, xanaanada xoolaha)

ii)                  Kharashka khabiiradda iibka iyo maamulka xisaabaadka.

iii)                Gaarsiinta iyo wacyigelinta bulshada doorkooda mashruuca iyo doorka hogaamineed ay dawladu ku leedahay  mashruuca. (tan ayaa qayb ka ah adkeynta nabadda iyo dhisida qorshaha dawladnimo).

iv)                Daraasadaha muhiimka ah oo looga golleeyahay diyaarinta mashaariicda la fulinayo (Sahaminta Saameynta Saba-deegaanka ee goobkasta, sahaminta injineerada, daraasad suura-galnimada), iyo

v)                  Kormeerka iyo Qiimeynta mashruuca oo ay kujirto dabagalka badqabka, khilaafaadka iyo doorka jinsiga.Kormeerida iyo qiimeynta shaqada waxaa uu siinayaa dawlada heer maamul dhexe iyo tan hoose awoodda ay ku ururiyaan xog qoran oo lagu ogaado hirgelinta hor-usocod ka iyo hiigisga mashruuca isla markaana la ogaado casharada/khibrada laga helay shaqada la qabtay.

Qorshaha iyo Hannaanka Maareynta & Badqabka  Deegaanka (QQMMD)

Ujeedada QHMBD waxaa weeye iney samayso qaab-dhismeed deegaan iyo bulsho si loo hago qorshaynta, naqshadaynta iyo fulinta mashruuca isla markaasna laysku dhafo xogtii ka soo baxday baaritanadii hore ee la sameeyay.

Taasina waxay fududeynaysaa in laga hortago qaladaad dhaca iyo saamayntoodaba  intaan mshruuca la gudagelin iyo yaraynta qaladaad dhici lahaa wakhtiga dadaalada fulinta mashruucu socoto.

Sida ku xusan siyaasadda shaqo ee Baanka Aduunka ee OP4.01 ee kusalysan Maareynta Deegaanka iyo qiimeynta, Mashruuca Biyaha ee Hormarinta Habnololeedka Xoolodhaqatada iyo Beeralyda ayaa waxyeeladiisa Deegaan/Bulsho laga dhigay mid xadidan (Ilaalinta Deegaanka  Qaybta “B”),

Wakhtiga la diyaarinayey mashruuca, lama garanayn goobaha dhabta ah ee mashruucu  ka fuli doono, (kaliya waxaa la cayimay heerka biyo-dhaca). Nooca iyo baaxada saamaynta ee maalgelina la qorsheeyey ayaa ah mid aad u cad.  Guud ahaana xogta asaasiga ah ee laga hayay ayaa ah mid ay ka simanyihiin meelaha laga fulinayo maalgalintan ( Goobahan ayaa ah kuwo ka siman dabeecadaha ay ka midyihiin kala-saraynta dhulka, cimilada, biyaha, noloha ku nool iyo dhaqaalaha bulshada degaanka)  Taasi waxay fududaysay in lala qabsado  QHMBD oo lagu cayimay goobaha  QHMBD .

Sida ku qeexan  QHMBD waxaa uu tilmaamay dhowr khatarood oo la xiriira (Badqabka Deegaanka) iyo saamayntooda. Qorshaha Maareynta Bulashdda iyo Deegaanka( QHMBD) ee Goobtan la cayimay wuxuu muujiniyaa dhawr siyaabood oo looga hortagi karo ama gudbi karo caqabadaha imankara, iyadoo la qaadayo talaabooyin maamul/maarayn oo lagu kordhinayo habsami usocodka mashruuca.

Khataraha iyo saamaynta ayaa loo kala saaray wejiyada soo socda:

1.      In la asteeyo goobaha laga fulinayo  biyo xireenadda.

2.      Samaynta marin loo marayo goobaha.

3.      Gaarsiinta/Raridda iyo kaydinta alaabta.

4.      Hawlaha dhismaha.

5.      Hawlaha shaqo gaar ahaan saamaynta toga salkiisa, jenbigiisa,  qulqulka biyaha iyo kala duwanaanshaha noolaha

6.      Khatar bulsho iyo Saamayn gaar ahaan waqtiga dhismah iyo marka la isticmaaliyo Biyo Xireenka.

Qorshaha iyo Hannaanka Maareynta & Badqabka  Deegaanka (QHMBD) waxaa loo soo bandhigay daneeya-yaasha ay saameynt  karto halista ka iman karta shaqada mashruuca la qabanayo. Waxaa bandhigaas lagu sameeyay magaalada Garowe taariikhdu markay ahayd 25 kii Maarso 2015 si jawaab/falcelis looga helo baaxada iyo waxa uu ku salaysanyahay qorshuhu.

Talasoojeedintii la helay ayaa lagu dharay oo lawaafajiyay  nuqulkii u dambeeyey ee QMBD. QMBD Waxaa lagu baahiyey Shakada ka rasmiga ah ee Wasaaradda Deegaanka, Warbaahinaha Maxaliga ah iyo Shabakada ka  Baanka Aduunka 14kii Abriil 2015 kii. Si looga  u daalacdo Nuqulka QMBD oo dhamaystiran Fadlan Booqo Shabakada ee Wasaaaradda Deegaanka, www.moewtpl.com

Mashruuca Biyaha ee Hormarinta Habnololeedka Xoolo dhaqato, Beeralayda waxa uu bilowday Janaayo 2016.  Iyadoo ay hagayso daraasad guud oo lagu sameeyay ku haboonaanta togga iyo Habka qiimaynta togaga, Wasaarada Degaanka waxaa ay cayintay 8 meelood oo laga fulinkaro biyo xireeno (Daraasadihii iyo Agabkii la isticmaalay waxaa laga daalacan karaa Bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Degaanka). waxaa la qiimeeyay 8 goobood halka 4 ka mid ahi loo doortay goobo laga hirgelinkaro togaga. Kuwan waxay ku yaalaan Laasa Dawaco, Dharoor, Xamxamaa iyo Raydable. Sahan ayaa lagu sameeyay  Lakabyada dhulka, waxaa ladhamaystiray 4 daraasadood oo hor dhadhac ah. Waxaa la isticmaalay QMBD wakhtigii lagu guda jiray doorashada goobaha laga shaqaynayo iyo naqshadayntooda, maadaama QMBD ka koobanyahay shuruudo isugu jira ilaalinta degaanka iyo dhaqaalaha bulshada taas oo muhiim u ah kordhinta faa’iidada maalgashiga mashruucu keeni karo iyo yaraynta khataraha iyo saamayntiisa.

Fulinta iyo Kormeerka habsami usocdka arimaha la xiriira QMBD waxaa lagu soo koobay qorshahan soo socda ee goobta Reydable

Goobta shaqada ee Meeladeen Juquraafi ahaan waxay ku taalaa (Loolka, 10.46142° dhigaha  saacada dhulka, 49.717911°, dhigaha, dhigaha cabirka dhulka) oo ku taal 110 km koonfur bari magaalo madaxda gobolka bari ee Bosaso. Meeladeen ayaa ka mid ah 4 meelood oo dawladda Puntland u dooratay in laga fuliyo/dhiso biyo xireeno lagu kaydiyo biyaha  si ay uga faaíidaystaan  xoolo dhaqatada iyo beeralayduba.

Sawirka 1: Khariidada Meeladen

Daraasada Hordhac ah oo la dhamaystiray   ayaa tilmaamaysa in ay Meeladen ku haboontahay samaynta Biyo Xireen kaas oo ayka faaíidaysandoonaan Bulshada ku nool.

Waxyaabaha kasoo baxay daraasadan waxaa ka mida:

·         Goobta la doortay waxay buuxisay sharuudaha  u dagsan dawladda Puntland ee ku saabsan xulushada dhismaha Biyo Xireenada. Goobtu waxaa ay ku dhawdahay meelo degsiimooyin ah, in kastoo dhisida biyo xireenkan uu xoogaa kharshkiisu badanyahay  sababtoo ah waxuu ka durugsanyahay magaalo madaxda gobolka, hase ahaatee wuxuu muhiim u yahay abaaraha jira iyo degaanka ay ku noolyihiin xoolodhaqato aad u fara badan iyo beeralay aadna baahi ugu qaba helitaanka ilo biyood.

·         Goobtu waxaa ay ku taal meel ku sifaysan biyo badnaan, biyaha/daadka soo maraana sanadkoo dhan waxaa lagu qiyaasa tiro 3 ilaa 4 jeer marka lagu guda jiro xili roobaadka. Biyaha togga ku soo rogmada xili roobaadka ayaa ah kuwa si toos/joogto ah looga helo togga hoostiisa dhrer dhan 2 ilaa 4 meter.

·         Goobtu waxaa ay ku taal meel tuulada Meeladen  u jirta 11 km, waxaa sidoo kale qiyaas ahaan 5 km u jira beero waraabyo.  Biyo xireen laga sameeyo Goobta la doortay wuxuu kor u qaadaya heerka ilo biyoodyada wuxuuna joogtaynayaa helitaanka biyaha muda dheer. Biyo Xireenkan ayaa qiyaas ahaan laga heli karaa cadad biyo ah oo dhan 15,000m3.

·         Marka laga eego Farsamo ahaan Waxaa lasoo jeediyey in xalku yahay Samaynta biyo-xireen hoose, iyadoo laga cabsi qabo in daadku jabsado darbiyadda toga.

·         Biyo xireenka waxa la dhisadonaa inta u dhaxaysa bilaha Janaayo iyo Maarso si looga hortago waqti roobaadka.Daadad badan oo isku xig xiga aya dhaca waqtiga roobka in biyo xidheen la sameeyaana waxay keeni kartaa khatar mashruuca ah iyo mid dhaqaale bur bur.

·         Kahor intaan la bilaabin mashruuca, dawlada Puntland waxay si taxadar ku jirto u daraasaynisaa kala-saraynta dhulka ee Goobta, iyo  in la ogaado cabirka uu qota ahaan noqonayo (depth) iyo balaca cagta biyo xireenka.

·         Marka  loo eego cadadka biyo ee biyo xireenku laga helaayo, waxaa ,  kharashka galay  tusaale, lacagta ku baxaysa dhisida biyo xireenka loo qaybiyay inta Cubic meter ee ku dhacaysa  biyo xireenka) , halkii cubic meter  waxa qiimahiisu noqonayaa lacag yar oo ah ($0.09). qiimaha halkii cubic meter  biyaha ( tusaale ahaan qiimaha ay ugu fadhido halkii cubic meter qofka goobta jooga)waa qiime jaban ama yar oo gaaraysa (0.03 USD).  Tan waxay noqonaysaa in kharajka galay biyo xireenka uu isku soo celiyo wax ka yar 6 sano , Isagoo jiritaanka biyo xireenka lagu qiyaasay mudo 20 sano ah.

ENVIRONMENTAL SAFEGUARDS MONITORING PLAN-MEELADEN

Financed by the World Bank, the Ministry of Environment, Wildlife and Tourism is implementing a rural development project entitled the Water for Agro Pastoralist Livelihoods Project (WALP). The Project Development Objectivesare to improve the pastoral and agro-pastoral communities’ access to, and management of, small-scale water sources and to enhance the capacity of the government to implement small-scale water interventions in targeted arid lands of Puntland.The project is articulated around 3 components:

Component 1: Developing under-utilized agro-pastoral water supply technologies. The sand rivers (wadis)in the project areas have potential to become key resource patches for agro-pastoralists and pastoralists, especially during the long dry season when surface water storage (in berkads and balli/hafir dams) is exhausted.

Development of wadis using rainwater harvesting technologies such as sub-surface or sand dam technology increases water stored in wadis during dry period sand can be used for domestic, livestock and agricultural purposes. Sub-surface or sand dams capture water flowing down sand rivers during and after rains. Behind the retaining wall of the sand or subsurface dam, shallow wells sunk with cassion rings serve as reservoirs from which water is distributed for domestic water supply and for livestock.This component is financing the development of sand and/or subsurface dams or weirs along with the infrastructure needed to provide multiple-use water services (standpipesor shallow wells with hand pumps andwater troughs or tanks).

This is being done at four (4) sites Puntland deploying standard designs and labor-intensive methods. Each site will involve a series of sand dams and river training structures and will include a means of extracting high quality water for domestic use as well as mechanisms to ensure sufficient quantity for livestock and agricultural uses.

Component 2: Government capacity building and community empowerment.

This component is financing training and technical support to (i) enhance provision of services by ministries and their decentralized extension staff, and.

(ii) empower communities to sustainably manage water supply systems and water resources at the local level, in line with  rural development management principles, and, bringing a cross-sectorial “landscape” approach showing how water, pasture, livestock and agriculture production, public health and conflict prevention are fully integrated in rural livelihoods. This component has two sub-components:

Sub-component 2.1 – Support central and local government:

is financing training for staff at all levels of government directly involved in the service delivery chain(relevant central ministries and where it exists local government) to strengthen the ability to interact with and deliver services to communities. The training and mentoring will cover three key areas of skills development: –

–       technical,

–       administrative, and

–        community mobilization.

Sub-component 2.2 – Community-based management: This sub-component will finance the establishment and strengthening of community-based institutions (women’s groups, water user associations, environment management institutions etc.) to manage water and surrounding natural resources, including rangelands.

Component 3: Project Management, Monitoring & Evaluation.

The ministry in charge of rural development in Puntland, The Ministry of Environment, Wildlife and Tourism (MOEWT) has established a Project Coordination Unit and  Inter-ministerial Steering Committee.This component is supporting

i)        The incremental operating costs for ministry staff managing the project and inputs from other technical Ministries, Departments, Agencies (MDAs – water, livestock and agriculture).

ii)       The cost of procurement and financial management specialists.

iii)     Outreach and communications on the governments’ role and leadership on the project to the broader Somali community (as part of the peace and state building agenda).

iv)     key feasibility studies aimed at preparing project interventions (site specific EIAs, engineers surveys, feasibility studies), and.

v)      Project M&E including the monitoring of safeguards, conflict and gender.The M&E activities will provide the basis for central and local government to document progress against milestones and generate the lessons learned from the interventions.

Environmental Safeguards Management Framework and Plan

An ESMF has the purpose to provide a basic environmental and social framework to guide project planning, design and implementation, and integrate and operationalize key findings from preceding studies. A major part of potential impacts will thus be avoided and minimized as early as during site identification and selection, and remaining impacts mitigated and managed to acceptable levels during project implementation (i.e. the construction and operation of the planned structures / investments).

Under the World Bank’s operational policy OP4.01 on environmental management and assessment, the WALP project has been deemed to have limited impacts (category “B”), warranting a limited environmental and social assessment and the production of an management instrument.

As during project preparation the exact location of the project sites was not yet known (only watershed level identified) an ESMF (environmental and social management framework) as opposed to an ESMP (ESM Plan) was developed. The nature and range of impacts of the planned investments were well known, and the overall baseline conditions relatively uniform over the entire project area (meaning that all potential sites would experience similar conditions in terms of topography, climate, hydrography, biology and socio-economic conditions etc.). Thishas facilitated an easy adaptation of the ESMF into location-specific ESMPs as sites have been identified.

As described in the ESMF, the baseline conditions in the project areas are generally not of high sensitivity. Nevertheless the ESMF identified a number of risks and negative impacts, and the location specific ESMP presented below proposes corresponding preventive, mitigation and management measures designed to minimize and enhance the overall environmental and social performance of the project.

The risks and impacts were differentiated into the following phases:

1.       Identification of sites for sand dam construction

2.       Creating access to sites,

3.       transport and storage of materials

4.       Construction activities

5.       Operation, esp. impacts on river bed, banks, hydrology and local biodiversity

6.       Social risks and impacts during construction and operation

The draft ESMP was disclosed in Garowe to the potentially affected stakeholders, and a public meeting was held on 25 March 2015 to receive feedback on the ESMF scope and contents. The comments received were incorporated into the final version of the ESMF. The ESMF was further disclosed via the MOEWT website and local media in Puntland, and World Bank Infoshop on 14 April 2015.  To view the full ESMF please visit www.moewtpl.com

The WALP project mobilized in January 2016. Guided by the macro study on the development potential of Wadi’s and the Wadi Evaluation Tool (WET) the MOEWT identified eight (8) potential sites for wadi development (wadi development potential studies and the WET are available on the MOEWT website). The eight sites were assessed and four (4) sites were chosen as feasible for wadi development. These sites are in the vicinitiesof:-LaasaDawaco, Meledeen(Dharoor), XamXamaa and Raydable. Geophysical surveying was undertaken and four pre-feasibility studies completed. The ESMF was used and applied during the site selection process and design phase, as it contains a number of both environmental and socio-economic criteria that are important to consider maximizing positive impacts and the investments’ sustainability, and minimizing risks and negative impacts.

How the implementation of environmental and social measures will be monitored is summarized in the location specific monitoring plan below for Meeladen site.

The Meeledeen (Dharoor) site, (Latitude: 10.46142 ° – Longitude: 49.717911 °, see

Figure 1) located 110km southeast of the capital city of Boosaaso and 45km away from known cattle routes, is one of four sites the government of Puntland has considered for the construction of a small underground dam for Wadi water harvesting for agro-pastoral use.

Figure 1: Meeledeen Location map

Figure 1: Meeladen- Location map

The pre-feasibility study concluded that anunderground dam with a reservoir filled by sand is feasible for the proposed site and would benefit the local community.

The key findings of this study are as follows:

·         The proposed site satisfies a few of the broader criteria set forth by the Government of Puntland for supporting the construction of either a subsurface or sand dam. The site is located near a settlement, and known existing wells,and although building the dam would be costly considering that the proposed site is located far from city capital and existing markets, and an evaluation performed with the aid of the Wadi Evaluation Tool (WET) evidenced potential low suitability for the proposed site,it was however decided that due to the severe drought conditions the ministry will proceed with the construction as a water source in southern Puntland is of critical importance to pastoralists;

·         The site is positioned on a Wadi characterized by abundant presence of water all year-round with – on average – three to four floods filling the Wadis’ banks during the rainy seasons. During the rest of the year, water runs abundantly via a subsurface aquifer located 2 to 4 meters under the Wadi’s bed.

·         The site is located 11km away from the village of Meledeen and approximately 5km away from an extended irrigated area. A dam built at the proposed site would expand the existing aquifer and make water available for a longer period of time. More specifically, it would be possible to expand the present storage by adding 15,000m3 of water. The aquifer at this section is considered perennial and won’t dry up. If the 15,000m3 could be extracted daily the aquifer would likely immediately replenish the reservoir.

·         From a more technical standpoint a solution with a subsurface dam has been proposed because across the whole area there is not a shallow impervious bedrock and the Wadis’ banks are mostly composed by sand (and thus are very permeable and are not able to hold water) and sometimes floods are so severe that the flows overtop them.

·         The proposed dam should be built between the months of January and March in order to avoid the rainy season: severe floods occur frequently and building a dam during the rainy season would be dangerous and noneconomic.

·         Prior to the start of construction, the Government of Puntland should carefully measure the topography of the site as well as understand the precise depth and lateral extent of the bedrock lying underneath the dam.

·         Considering the large volume of water that the new dam will be able to generate, the raw cost (i.e. the cost of the dam divided by the number of cubic meters of water generated by the dam) of one cubic meter of water is very low (US$0.09). The cost of water per cubic meter (i.e. the cost that is attributed to each person in the village to use that cubic meter of water) is low (0.03US$/m3) and allows the investment to repay itself in a matter of just the first year of operation for a dam that is expected to have a lifespan of 20 years. a (QQMMD) ee Meeladen

Qorshaha iyo Hannaanka Maareynta & Badqabka  Deegaanka (QQMMD) ee Meeladen

Waji Waa maxay halbeegyada la kormeerayo? Xagee loo adeegsanayahalbeegyada la kormeerayo Waa side halbeegyada la kormeeri?/Nooca Qalabka loo adeegsanayo kormeerka? Goormay tahay in halbeegyadan la kormeero? (Soo noqnoqoshada cabirka ama joogtayntisa) Talaaboyinka Yareenaya Maxaa halbeegyadan loo kormeeraya? (optional) Kharash Mas’uuliyada Hay’adeed
Xirid/Rakibid Shaqo Xirid/Rakibid Shaqada leh
Naqshadda

Shuruuda lagu xulanaayo goobta Dhamaan goobaha laga hirgalin karo biyo xireen ciid ah Iyado lagu dabaqayo aqoon Degaan & injineernimo Inta lagu gudo jiro wajiga naqshada ama cayimadida goobta In tixgalin lasiiyo qalan injineered ee ku haboon In la kordhiyo gudashada E&S eegoobahii la doortay Nil nil Injineerka naqshada/Isticmaalaha

Injineer Kormeer

Dhismaha
·   Wadada iyo diyaarinta Goobta

Doorid jidka goobta tagaya, In la yareeeyo jarida dhirta iyo geedaha, In la xadido Socodka dadka, xolaha iyo ugaadha Jidad ku haboon in lamaro Iyado lagu dabaqayo aqoon Degaan & injineernimo Inta lagu gudo jiro wajiga naqshada ama cayimadida goobta iyo diyaargarowga In la yareeyo jarida dhirta, dorashada jidka iyado la tixgalinayo  meelaha xasaasiga ah (Tuuloyinka, guryaha, berkadaha iyo wadooyinka socotada) In la kordhiyo gudashada E&S eegoobahii la doortay Nil Ugu yaraan Injineerka naqshada/ Injineer Kormeer

, Qandaraasle

Injineer Kormeer

/Qandaraasle

·   Keenida Alaabta
Dhagax qodid/jabin QQMDD iyo tixgalinta bulshada oo la helo Goobta dhagaxa laga qodayo Baarida dukumintiga, faaqidaad Shaqada intayna bilaaban ka hore Nil In loo ilaaliyo shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalaha Inta ugu yar NA Injineer Kormeer

/Qandaraasle

Injineer Kormeer

/Qandaraasle

Waji Waa maxay halbeegyada la kormeerayo? Xagee loo adeegsanayahalbeegyada la kormeerayo Waa side halbeegyada la kormeeri?/Nooca Qalabka loo adeegsanayo kormeerka? Goormay tahay in halbeegyadan la kormeero? (Soo noqnoqoshada cabirka ama joogtayntisa) Talaaboyinka Yareenaya Maxaa halbeegyadan loo kormeeraya Kharash Mas’uuliyada Hay’adeed
Xirid/Rakibid Shaqo Xirid/Rakibid Shaqada leh
Gododka ciida iyo jayga lagu buuxinayo QQMDD iyo tixgalinta bulshada oo la helo Gododka ciida iyo jayga lagu guraayo In la baaro dukumintiga, faaqidaad Shaqada intayna bilaaban ka hor Nil In loo ilaaliyo shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalaha Inta ugu yar

NA Injineer Kormeer

/Qandaraasle

Injineer Kormeer

/Qandaraasle

·   Qaadida alaabta xz
Sibir

Gaariga xamuulko shiraacan Goobta shaqada kormeer  arag ah. Baaritaano kadis ah inta shaqado lagu jiro. Gaariga xamuulko shiraacan

Gaariga xamuulko shiraacan

Gaariga xamuulko shiraacan

In loo ilaaliyo shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalaha iyo shuruucda wado marida NxxzxxA nil Qandaraasle Injineer Kormeer
 
Dhagax

Lowr

Jidka gaadidka, goobta shaqada

Kontorol

Baaritaano kadibs ah shaqado lagu jiro.

NA

Inta ugu Yar

Qandaraasle

Injineer Kormeer

Ciid iyo Jeey

Lowr

Jidka gaadidka, goobta shaqada

Kontorol

Baaritaano kadibs ah shaqado lagu jiro.

NA

Inta Ugu yar

Qandaraasle

Injineer Kormeer

·         Shaqada dhismaha
Guuxa mashiinada inuusan ahayn mid dhibaaya dadka iyo xoolaha ku nool aaga iyo shaqaalaah Guux/sharaqanta intuu le’egyahay; Inu yahay qalab aan aad ugu  guux-dheerayn Goobta Shaqada; Meesha ugu dhow ee reer guura ku meel gaara iyo xoolahodu udeganyihiin , Baarid Mashiin walaba in mar la isticmaalo markay shaqadu bilaabato, hadayna cabasho imaan In lagu xadeeyo shaqada maalin, saacadaah shaqada oo kaliya In loo Hogaamsano shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalaha; NA Inta Ugu yar Qandaraasle

Injineer Kormeer

Waji Waa maxay halbeegyada la kormeerayo? Xagee loo adeegsanayahalbeegyada la kormeerayo Waa side halbeegyada la kormeeri?/Nooca Qalabka loo adeegsanayo kormeerka? Goormay tahay in halbeegyadan la kormeero? (Soo noqnoqoshada cabirka ama joogtayntisa) Talaaboyinka Yareenaya Maxaa halbeegyadan loo kormeeraya Kharashka Masuuliyada hay’adeed
Xirid/Rakibid Shaqo Rakibid/xirid Shaqada leh
Wasakhaynta hawada

Qaybaha adkaha ah ee  dhaska/boorka

Meel u dhow Goobta shaqada

kormeer  arag ah.

Xiliga/wakhtiga la geynayo qalabka iyo wakhtiga dhismaha socdo

Goobta Dhisme biyo iyo kaydka qalabka, in la dayactiro mashiinada, laga digtoonaado in aan qalab laga fa’iidaysan,aan la gubin washin,

In loo Hogaamsano shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalaha Xog lagama hayo Qiimaha u yar Qandaraasle Engineer ka kormeeraya shaqada

Gariirka ka imanaya machiinada iyo qalabka lagu shaqaynayo

Iyadoo ay xadidantahay Wakhtiga Shaqada lagu qabankaro

Goobta shaqada Kormeerid

U kuurgal la sameeyo xiliga Shaqada iyo marka cabasho timaado

In saacadaha shaqo ku koobnaadaan maalinimada In loo ilaaliyo shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalaha Xog lagama hayo Qiimaha u yar Xog lagama hayo Engineer ka kormeeraya shaqada

Wadada tagta/gasha Goobta shaqada

Tabeelaha muujinaya jihada loo leexanayo

Jidka wayn ina laga leexdo Kormeer  arag ah.

Xiliga shaqadu bilaabanto iyo bille daba socota ah

In loo ilaaliyo shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalahaaha Xog lagama hayo Qiimaha u yar Qandaraasle Engineer ka kormeeraya shaqada

Wasakhaynta biyaha iyo ciida ay sababaan meelaha kaydka,maa-mulidooda iyoisticmaal koodaba

Tayada biyaha iyo ciida

Meelaha ku xiga Goobta shaqada, weelka biyaha lagu kaydiyo, iyo

meelaha biyahu ka degaan ee qalabka yaal,

U kuurgelid indhayn ah; Cufka dhulka

Wakhtiga la geynayo qalabka iyo marka dhismahu socdo, weliga la tixgeinayo xiliga roobab ku da’o.

In la isku dubarido saboolis meelaha qalabka lagu kaydiyo, in la go’doomiyo meelaha ad adag, in sidoo kale la go’doomiyo/ xiro meelaha biyaha kasoo rogmadaan oo

Ka hortegida wasakhaynta degaanka;

Bulshada iyoIn loo ilaaliyo shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalaha

Xog lagama hayo Qiimaha u yar Qandaraasle Engineer ka kormeeraya shaqada

Wasakhaynta biyaha iyo ciida oo ay sababto u aasida si aan haboonayn. Tayada biyaha iyo ciida iyadoo laga qabanayo, shayada, saliida, caagaga/bacaha, iyo khashinka kale

Gooobta lagu ururiyo oo lagu kaydiyo qashinka. Hadayba dhacdo in ay taal qashin kumeel si ku meel gaar ah loo dhigay goobta shaqadu ka socoto, isla markaana cabasho darted

In lagu asturo qashinka meelaha ay ku haboonyahiin

In loo ilaaliyo shuruucda caafimaadka iyo ilaalada shaqaalaha NA Qiimaha u yar Qandaraasle Engineer ka kormeeraya shaqada
Weji Waa maxay cabirka shaqo ee la kormeeri?

Halkee ayaa cabirka shaqo lagu kormeeri? Sida lagu helincabirka xiliga kormeerka Markee ayaa cabirka shaqo la kormeeri ( inta jeer ee la kormeeri iyo in a tahay mid socoto ah)

Maxaa cabirka shaqo loogu kormeeri Talaabooyinkalagu 

Lagu yaraynayo caqabadaha iyo halista shaqo

Kharashka Masuuliyada hay’adeed
Rakibid/xirid shaqada Rakibid/xirid shaqada
 
Macquuliyad ah in ay dhaco sumaynta ciida iyo biyaha oo sababto dayactirka iyo shidaalka

Tayada biyaha iyo ciida( in ay reebmato/haraan waxyaalaha wasakhayn kara biyaha)

Goobta Shaqada, dayactirida meelaha lagu shaqeeyo

U kuurgal indhayn; Cufka dhilka

Hadii  qalabka shidaal goobta Shaqada iyo marka ay timaado cabasho

U hogaansanka E&S iyo H&S; ka hortegida wasakhda; ay leeyahiin bulshada iyo In Gacan ku haynta iyo maamulka shidaalka, saliidaa iyo dareeryaasha kale ku koobnaato goobaha loogu talo galay ee shaqo isla markaana ay jirto dhul ku filan isticmaalka shaqaalaha iyo maamulka dareerayasha si ay suurto gasho caafimaadka shaqaalaha Xog lagama hayo Xog lagama hayo Qandaraasle Engineer ka kormeeraya shaqada

Baabi’in iyo nabad guur ku yimaada miraha, dhirta iwm Listicmaal dhul / halis ay ku hayn karto hawlaha shaqoy Goobta shaqada U kuur gelis indhayn, iyowada tashi Xiliga geynta qalabka iyo dhismaha Yaraynta bulshad Saamaynta shaqada ee degaanka  

Xog lagama hayo Qiimaha u yar Xog lagama hayo Engineer ka kormeeraya shaqada

Nabad-qabka shaqaalaha Qalab halista Shaqada layskaga difaaco( okiyaale, mask, koofiyada birta ah, kabo buudh ah etc)

Goobta shaqada Kormeer indha indhayn ah

Indha indhayn aan hore loo sii iclaamin xiliga shaqadu socoto, taas oo dhacda wiigii hal mar.

In loo hogaansamo EHS shuruudaha nabcaafimaad ( Degaanka, caafimaadka, iyo nabadgelyada shaqaalaha) In ey shaqaalahu helaan caafimaad iyo qalab ay kaga gaashaantaan halisaha

Xog lagama hayo Qiimaha u yar Engineer naqshadayte ah

(Waxaa ku jira, noocyada naqshada, waajibaadka shaqo, iyo siduu u yaal  heshiiska qandaraas qaataha io bixiyaha.

Engineer ka kormeeraya shaqada

Shaqada

Nabad guur ku yimaada assaska dhisme ee biyo xireenka oo ka imanaya dhaawac ama dumis

Sifada/saan saanka nabad guurka, sida dhulka oo dildilaaca, dhirta isu dhow ama dhagxaan waawayn oo noqota caqabad daadka, a

Biyo xireen, abutements, suulka, iyo jenbiga bito xireenka si looga hortago in biyo ka baxaan Koormeer indhayn oo injineer dhisme sameeyo

Labo jeer sanadkii oo noqonaysa labada sano ee ugu horeeya

In la galo hagid iyo nidaam lagu hagayo dayac tirka iyo dibu habaynta qalabka si shaqadu si habsami u socoto

In la helo awood injineeriyad iyo nadaafad degaan

Xog lagama hayo Kormeerid idha indhayn ahi waxaa ay keentaa kharashka ugu yar, in la sameeyo miisaaniyad loogu talo galay dyac tir iyo ribeer gareen

Xog lagama hayo Shaqaale

Hadii la helo Aather Taarikhi ah

Helista walxo muhiimad u leh muhiimad haraadigii taariikhiga ahaa.

Goobta shaqada Kormeer indha indhayn ah

Ilaa iyo inta uu socdo dadaalka dhismaha

Ilaalinta iyo xafidida walxaha muhiimad u leh dhaqankii hore

Shaqada jooji oo ogaysii cida ay khusayso ama wax ka qaban kara

Xog lagama hayo Qiimaha ugu yar

Qandaraasle Injineer Kormeer

Wada tashi bulsho

Awooda helida biyo

Khilaaf ka biyaha

Caqabadaha imankara in loo yeesho awoo helida biyaha kor iyo hoos u dhacaya

Goobta Shaqada iyo dadka degaanka ee aaga, weliba kuwa ah halista dhibaatada

Wada tashi bulsho

Bilowyada dhismayaasha, xiliga Shaqada socodkeedu noqdo mid isku duba dhaca iyo labo jeer sanadkii marka mashruuca dhismahu hirgalo

In la fahansiiyo bulshada in biyo togo afkiisa kore ineey biyo qarin karaan, biyaha toga hoosena ku yaala ay yaraan karaaan. yaraan karaan. Qoraal laga sameeyo wada tashi bulsho iyo biyaha raaca oo lagu sameeyo kormeeris

Xog lagama hayo Qiimaha ugu yar  

Injineer ka dabagalka iyo kormeerka/Qandaraasle

Comments are closed.