Dhacdoyinka / Uncategorized / Warka

Soo Bandhigii Wax qabadka Bilaha ah ee WDDD

October 8, 2015 at 3:59 pm By

waxaa soconaya maalinti 2aad shir ay wada yeesheen shaqaallaha WDDD iyo madaxdeeda kaasoo lagu soo bandhigayo wax qabadka bilaha ah Wasaarada sidoo kale looga wada tashanayo la iskuna afkaar waydaarsanyo

talaabooyinka ugu haboon ee lagu horumarinkaro habsami u socodka shaqada bilaha ah ee Wasaarada Deegaanka.

Comments are closed.