Uncategorized / Warka

SHIR WADA TASHI OO AY ISUGU YIMAADEEN MADAXDA WDDD IYO HAY’ADA CARE

October 8, 2015 at 3:33 pm By

Waxaa shir isugu yimid ka dhacay gudaha Wasaarada Deegaanka Madaxda Wasaarada iyo Hay’ada Care oo ay hogaaminayso Madaxa Bahwadaagta iyo Xiriirka ee Hay’ada Care oo Xafiiskeedu yahay ATLANTA ee dalka Maraykanka

 

Shirkan waxaa looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqayna Wasaarada iyo Hay’ada Care sidookale Waxaa la isku waydaarsaday Shirkan talooyin lagu horumarinayo Mashaariic Deegaanka ah

Comments are closed.