Uncategorized / Warka

Ka Ganacsiga iyo Warshadaynta Plastic-ga La xooro oo aad Dib u Qaadataa Waa mid Faaido u leh Deegaankaaga iyo Dadkaagaba

October 8, 2015 at 3:36 pm By

Gear waa warshad yar oo qayb lixaadleh ka qaadatay nadaafada iyo bilicda caasumada garowe!

waxaa kormeer uu hogaaminayo wasiirka wasaarda deegaanka oo ay ku weheliyaan qayb shaqaalaha kamida ay ku tageen warshad yar oo qaadata walxaha plastic ga ah ama looyaqaan caagadaha

marka latuuro iyadoo jarjarta kadibna udhoofisa dalka dibadiisa tani waa mid ku dayasho mudan waa fursad ganacsi oo furan hadana faaiido u leh shacabka iyo bilicda deegaanka puntland guud ahaan ba

Comments are closed.