Uncategorized / Warka

Xafllado iyo Ollole Lagu MaamusayoIsbuuca Deegaanka Soomaliya oo ay Qaban Qaabisay WDDD

May 14, 2015 at 10:21 pm By

Iyadoo lagu guda jiro isbuuci loo asteeyay Isbuuca Deegaaka Somalia ayaa waxaa si rasmi ah xaflado is daba joog ah iyo ololle dhireyn iyo wacyi galin loogu samaynayo ardayda dugsiyada hoose dhexe ee magaallooyinka Garowe , Qardho Bossaso, Baran iyo Gaalkacyo Kawadaa Wasaarada Deegaanka Puntland

 

muhiimada ololahan lagu xusayo isbuuca Deegaan ka looga goleeyahay in lagu wacyi galiyo da’yarta reer puntland muhiimada iyo faaiidada deegaanku leeyahay sidookale ay ku beeraan dhir iskuulladooda dugsiyadooda iyo dhamaan goobaha u muhimkaa bulshada

waxaa xafladan oo ka dhacday gudaha magaallada garowe kala qayb galay wasaarada deegaanka wasiirki xanaanada xoollaha iyo daaqa qaran ka somalia Mudane Siciid Ciid oo bogaadiyay sida hawlkarnimada leh oo wasaaradu ugu heellan tahay hawllaha shaqo ee ay u hayso umadeeda sidookale xusay muhiimada uu deegaan ku uleeyahay dadka iyo duun yadaba

sidookale waxaa asna xusay muhiimada isbuucan uu uleeyahay qaasatan dadka reer puntland wasiir ku xigeenka wasaarada deegaanka Mudane Farah Ali Abdi oo sooxiray xafladi.

Comments are closed.